Qeexid

"(f.g) Xarig jare ah xoolo ku xirid."

Qeexid Kale

(f.mg) Baqdin, naxdin ama xanuun la gariirid.

Qeexid Xigta

(f.mg) Dheesha jarta ku adkaan.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Gudbe naxwe,

Gudbe / transitive

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga jaree oo kali ah:
  • Taariikh ahaan, dadka Ugaandhiiska waxa ay ahaayeen dad waranleey ah; koonfurta yugaandha waxaa deggenaan jiray dadka ku hadlo afka jareerta oo beeraleey ah; yugaandha waxaa ku badan ajaanibta.
  • Dhimasho ( dhimasho waxa ay ka dhigantahay labo reer ciisaha oo islaayey) Dhagar ( qof qof dilay) Jab iyo Jareexo ( Waa wixii dhaawac ah ee la isgaadhsiiyo) Boqolkii Cune. 2) Dhaqan.