Qeexid

"(-rayaal, m.l./dh) Xarig fardaha, lo'da iwm lagu qabto."

Qeexid Kale

ld jar 2. Hab fadhi ciyaareedka ka mid ah oo loo dheelo; daamad.

Qeexid Xigta

Shaxda marka hab dheelkeedu saddex isugu dhacdo.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga jare oo kali ah:
  • Booliska iyo Millateriga dowladda Fedaraalka KMG ah ayaa subaxnimadii hore ee saakay isku gadaamay xaafaddaas, iyagoo hareereeyey isla markaana jaray waddooyinka soo gala iyo kuwa ka baxa xaafaddaas, waxaana xiran Cisbitaalka Madiina jidka gala ay jareen.
  • Gabadhu haddii ay karaamadeeda ilaain weydo waxa u yimaada dhaliilo badan, waxayna kasbataa naanayso jareexo reeba, sida suuba, maraado, baali, basari, bagagi, cooraaf, goonbaar, calako iwm.