Qeexid

"(-ooyin, m.l) Beer lagu nasto ama lagu raaxaysto oo aan miro la cuno lahayn."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga jardiino oo kali ah:
  • Xaalada Magaalada Muqdisho deegaanadii Dagaaladu ka dheceen oo Saaka Degan 15 May 2009- Goobihii Dagaaladu ka dheceen gaa- ahaan Isgoysyada Siinaay,Afarta jardiino,Suuqbacaad ayaa waxaa laga maqlayaa Xabado teel-teel ah..
  • Iska hor imaad Ciidamo katirsan Dowlada Federaalka ku dhex maray Isgoyska Afarta Jardiino ee Magaalada Muqdisho.