Qeexid

"eeg jaree."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Fal naxwe,

Fal / verb

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga jarayn oo kali ah:
  • Markii labada nin ee aan fayoobeyni ay wada cuneen xubintii taranka ee Brandes ka dib, ayaa mindi dhuunta laga geliyay oo la khaarajiyay dhibbanihii, hilibkiisii oo la jarjarayna qaboojiha lagu cabbeeyay.
  • Nuxurka doodaasi waxay ku wareegaysay su’aallo uu markii dambe ka biyo diiday oo ay ka mid ahaayeen, ‘maxaad ugu tegeysaa sow toddobaad dhan kuumay jaraynin oo aanad adiguna ka qancaynin’.