Qeexid
ld halraac1.
ld halraac1.
magac / noun
Lab / masculine
f.mg1
Labdhedig: -cay, -cday
Qeexid: ld halraac2.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh.sh
Qeexid: .r Erey tilmaama wax la jeexayo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: ld halraacid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
Qeexid: jaraa'id m.l.w eeg jariidad.
f.mg4
Labdhedig: -rnaa, -rnayd
Qeexid: Wax la jaray ahaansho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg1
Qeexid: (-rmay, -rantay; -rmi) Wax la jaray noqosho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Gabar yar oo dhawaan la gudey timaha u soo baxa.
Qeexid Xigta: Haruubka, dhiisha iwm salkooda hoose.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh.u
Qeexid: Dhir la beerto oo la cuno inta ay curdanka tahay oo aanay weli miro yeelan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
u (urur) - urur (collective) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Ku dhufashada wax si xoog iyo noqnoqosho leh wax kale loogu dhufto.
Qeexid Xigta: Nuugid badan.
Qeexid Kale: ld garaacid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g1
Labdhedig: -cay, -cday
Qeexid: Wax si xoog iyo noqnoqosho leh wax kale ugu dhufasho.
Qeexid Xigta: Dhaaryid.
Qeexid Kale: Nafley gacan wax ku yeelid. 4. Makiinad wax ku qorid. 5. Gacan kaga dhawaajin (qalab muusiko).
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid: eeg jaree.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: ld jiiraan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: Biyo kulul oo danabka ka dhasha oo nafleyda guba marka ay gaaraan.
Qeexid Xigta: Ceeb aad u weyn.
Qeexid Kale: Cudur ariga ku dhaca xilliyada roobka oo jirku yeesho finan iyo dildillaac.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: Ariga intiisa cayillan ee laga ganacsado.
Qeexid Xigta: Roobka j. ah: roobka ugu horreeya guga.
Qeexid Kale: (-rar, m.l) Qarka gawgiisa.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: Ciyaar fadhiga lagu dheelo sida shaxda iwm. ld jare (3).
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g1
Labdhedig: -ray, -rtay
Qeexid: Wax goyn.
Qeexid Xigta: Ciyaar turub haad la degey midkii lagu booleeyey ku qabasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: ld jaranjaro.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg1
Labdhedig: -rmay, -rantay
Qeexid: Wax mid ahaa oo qaybo loo googooyay noqosho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid: eeg jaro.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: ld jaraysasho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]