Qeexid

Gabar yar oo dhawaan la gudey timaha u soo baxa.

Qeexid Xigta

Haruubka, dhiisha iwm salkooda hoose.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga jaraf oo kali ah:
  • Deeqdan oo isugu jirtay 16 mashiinada biyaha ah oo mid kastaa wato 40m,oo toombooyin ah iyo 138 qalabka gacnta ee lagu qodo beeraha oo ay ka midyihiin majarafado, Faralay, iyo yaanbooyin waxa loo qaybiyey 46 ka tirsan beeralayda jiida Cadaadlay.
  • Haddii aynu shalay dhallinyaradeena u dhiibnay qori inaynu maanta u dhiibno Majarafad iyo Yaambo.