Qeexid

"jaraa'id m.l.w eeg jariidad."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga jaraa oo kali ah:
  • Madaxa kastamka Berbera waxaa kale oo uu shirkaa jaraa’id ku sheegay in kastamka Berbera uu ku guulaystay inuu soo xareeyo ku talogalkii maaliyadeed ee loo qorsheeyay markii la sameynayay miisaaniyadda guud ee dalka.
  • Diinaari oo ka hadley arrimo dhowr ah Afhayeenka Dowlada Federalka Somalia Cabdiraxmaan Nuur Max'ed "Diinaari" oo maanta shir jaraa'id ku qabtay xarunta Madaxtooyada Villa Somalia ee Muqdisho ayaa ka hadlay arrimo dhowr ah.