Qeexid

"Ariga intiisa cayillan ee laga ganacsado."

Qeexid Kale

(-rar, m.l) Qarka gawgiisa.

Qeexid Xigta

Roobka j. ah: roobka ugu horreeya guga.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga jar oo kali ah:
  • Magaalada Kismaayo ayaa maalmahan aheyd meel si weyn Dhuxusha looga dhoofinayo, iyadoona Deegaanada Jubooyinka ay ka soconeysay jarista dhisrta.
  • Burcadbadeed Somali ah ayaa ka afduubay meel ka baxsan biyaha Somalia Markab nooca shidaalka qaada ah oo laga leeyahay dalka Jarmalka, kaasoo lagu magacaabo MV Longchamp iyo shaqaalihiisii oo gaaraya 13-qof.