Qeexid

"Wax nuujin."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga jaqsii oo kali ah:
  • Inkasta oo ay jaqsiintu kor u kacday dhinaca Maraykanka haddana heerka naas nuujintu muu gaadhin sida ay u dhaqan galiyaan haweenka ku nool Ustareeliya.
  • Waxa kale oo iyana suurto gal ah in haweenayda uurka lihi haddii ay fayraska qabto ay ilmeheeda u gudbiso intuu uurkeeda ku jiro ama marka ay umusho ka bacdi haddii ay naaska jaqsiiso.