Qeexid
(-llo, m.dh) Daanka dadka xaggiisa hoose. ld jiqil.
(-llo, m.dh) Daanka dadka xaggiisa hoose. ld jiqil.
magac / noun
Lab / masculine
m.l
Qeexid: Weel sida badan bir ama caag ka samaysan oo qashinka lagu qaado.
Qeexid Xigta: Qalab duug ah.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: Kab duug ah.
Qeexid Xigta: Haashka sigaarka.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g1
Labdhedig: -qay, -qday
Qeexid: Wax nuugid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg1
Labdhedig: -alay, -ashay
Qeexid: Carruur nafaqo xumo darteed la caatoobid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: ld jal1 (1).
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: ld jaq 1. Caano yar oo ilmaha yaryar la siiyo.
Qeexid Xigta: J. ah: cunug aan si fiican u korin nafaqo yari darteed.
Qeexid Kale: Dabbidka yar ee la siiyo qof aad u jirran; jeenan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg2
Labdhedig: -iyay, -isay
Qeexid: Si debec iyo jiljileec ku jiro u dhaqaaqid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: (bot.) Dhir roob iyo xareed badan heshay oo laamo curdun ah iyo caleen hamash ah leh.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: Saaxiib dhab ah; rafiiq; waday.
Qeexid Xigta: Koox tartan ciyaareed ku wada jira qof ka mid ah.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g2
Labdhedig: -iyay, -isay
Qeexid: Ilmo yar caano ka jalin. Tus. “Canuggii bay jaqisey.”
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: (-llo, m.dh) Dhis dadku dhexdiisadego oo ku noolaado; guri; hooy; min.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.f.dh
Qeexid: eeg jaqaafi. ld jaqaafis.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: ld jaqaafin.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh.u
Qeexid: Ubadka ariga.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
u (urur) - urur (collective) [Qeyb: naxwe]
f.g1
Qeexid: (-qlay, -qashay; -qli) Shanqar iwm dhegaha ku dareemid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Daruur biyeysan.
Qeexid Xigta: Roob.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: Iniinaha bunka, kolka ay dhanyihiin oo beerkii ku gudajiro.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.f.dh
Qeexid: eeg jaqi. ld jaqis.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: Gammaan lab oo ay dameer iyo geenyo iska dhaleen.
Qeexid Xigta: ld bagal. baqal2 m.dh (-qlo, m.l) Gammaan dheddig oo ay geenyo iyo dameer iska dhaleen.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: Nafley xoog iyo cayil ka muuqdo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]