Qeexid

Si debec iyo jiljileec ku jiro u dhaqaaqid.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga jaqaafi oo kali ah:
  • Dunidan jaqaafisay iyo ilbaxnimadan xarka-goyska ah ay maalin walba kusii fogaanayso, ruuxii Ereyga Qoran hanta keliya ayaa runtii la qabsan kara oo inuun la jaanqaadi kara gedgeddoonkeeda iyo caji’aabka ay waagii beryaba la waabariisanayso.