Qeexid

"Meel raaxo badan leh oo Eebbe dadka wanaagsan ku abaalmariyo."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga janno oo kali ah:
  • "Wacdiyo ay bixinayeen culumo ahlusuna ah ayaan ku ogaaday in go'aankeygu yahay mid khalad ah oo aanan Janno galayn, markaas ayaan go'aan ku gaaray inaan joojiyo howsha aan tababarka u qaatay" ayuu yiri wiilkan magaciisa qariyay.
  • Cabdulaahi Abukar sheekh (cagadahab) Xuseen Abukar sheekh (cagadahab) iyo dhamaan jaaliyada Norway iyo Sweden waxaan leenahay Murugada waan idinla wadaagnaa Alle na waxaan uga baryeynaa inuu naxariistii janno ka waraabiyo Dr.