Qeexid

"Bilaha qorraxda lagu xisaabo ee sanadka midda ugu horraysa."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga jannaayo oo kali ah:
  • Talaabadaan ayaa noqonaysa tii ugu horreysay oo ay xubno ka socda UN-ka ku yimaadaan Kismaayo, wixii ka dambeeyay bishii Jannaayo ee sanadkaan oo lagu dilay magaaladaas dhaqaatiir ka tirsan hay'adda MSF.
  • Hay'ad ka shaqeysa nabadgalyada badaha calaamka ayaa sheegtay in burcad-badeedda Soomaaliyeed ay bishii Jannaayo ee sannadkan oo keliya qaadeen 30-weerar oo ay qaarkood ku guuleysteen qaar kalena ay ku guuleysan waayeen.