Qeexid

"Wax dhan u qalloocin."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga janjeeri oo kali ah:
  • "Ma aqbalayo isbadalka lagu sameeyay maamulka Kismaayo, waxaan taageerayaa maamulkii hore oo ahaa mid isku dhafan oo aan dhinac u janjeerin" ayuu yiri Sh.
  • Lama shegin sababta loo bedelayo Taliyahas balse waxa jira warar soo baxaya oo aan la xaqiijin ayaa sheegaya in uu jiro tuhun u janjeerid dhanka Maamulka Somaliland.