Qeexid

"Wax gees u iilan. ld janjeedh."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga janjeer oo kali ah:
  • Wasiirku, waxa uu sheegey in ay doonayan in isku dhinac la wada ahaado iyakuna ay yihiin Ahllul Qiblah oo aysan dhinacna u janjeerin.
  • Dowlada Federaalka iyo saxiibkeed Ethiopia ayaa rumeysan in BBC-da laanteeda Af-Somaliga u janjeerto dhinaca mucaaradka ka soo horjeeda iyaga oo horey ugu eedeeyey.