Qeexid

"(-dho, m.dh) ld janjeer1."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga janjeedh oo kali ah:
  • S: Xildhibaan; waxaad tahay mudane ka soo baxay xisbiga UCID, muddo dheerna waxaad ahayd muxaafid dhinaca xukuumadda ah u janjeedha, maxaa keenay maanta in aad tidhaahdo nin keliya dalku u xidhnaan maayo?
  • Markaad igu jiqsiisaan, abtaay kaa janjeedhsadaye.