Qeexid

"(-nno, m.dh) Derejo sare oo ciidamadu leeyihiin oo ka sarreysa gaashaanle sare."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga janan oo kali ah:
  • Dhacdadaas oo dad badan oo xafladda ku sugnaa ay u dhago taagayeen in uu jananku ka hadlo.
  • Alla ha u naxariistee C/laahi Suldaan Timacadde waxa uu geeriyooday sannadkii 1973-kii bishii Febarweri- 6-deedii oo hadda laga joogo muddo 30 sannadood ah, taas oo ay sannad-guuradii 30-naad ee dhimashadiisu ku began tahay lixda Jananweri ee berito.