Qeexid

"(-byo, m.l) Dabin loo dhigo bahallada iyo ugaarta."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga janab oo kali ah:
  • Waxa kale oo aanu qabanaynaa shirka kale oo muhiim ah oo aanu ku casuumayno baayac-mushteriga Somaliland, kuwa Soomaaliyeed iyo Ajanabi kasta oo doonaya inay waddanka maal-gashato."
  • . Shirkadaha lagu wada jiro ajanabi iyo waddani sannadkii hore may jirin, sannadkana waxa laga dhigay $1500. 3. Liisanka shirkadda ajanabiga ah wuxuu ahaa $500, waxa laga dhigay $1500.