Qeexid

"(-do, m.l) Dal xur ah oo madaxdiisa shacbigu soo doorto."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga jamhuuriyad oo kali ah:
  • Intaas oo arimood jamhuuriyadan u adkaysiga badan waxay ugu adkaysanaysay oo ahayd in bal ay isku duubnaan muujinayeen goor iyo ayaan shacabka.
  • . In dhammaan la iska kaashado sidii looga hortegi lahaa sumowga badaha, hawada iyo dhulka Jamhuuriyadda Somaliland.