Qeexid

"ld jameeco."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga jameecad oo kali ah:
  • Sida magaca jameecada laga dhdhasan karo waa eeray carabi ah oo micnaheedu yahay dadka isku soo ururay ama moox culimo ah, waxaana sheikh Madan (AHN) iyo culimadiisii la socotay ee meeshaasi degtay loogu magic daray.
  • Hogaamiyihii Jameecada sheekh Mursal waxaa la diley 17kii December 1992 abaaraha 21:20SN waqgiga Bariga Africa.