Qeexid

"(-do, m.l) Dad urur siyaasadeed, bulsho, dhaqaale iwm ku midoobey."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga jamciyad oo kali ah:
  • Xafladdan ayaa waxaa soo abaabulay Ururka ardayda Soomaalida Sudan kaasoo ah urur ay uwada dhanyihiin 5ta Soomaali marka lagareebo walaaleheen ree Jabuti, isagoo markan la kaashanayay Jamciyadda dhaqanka iyo Sugaanta Soomaaliyeed ee Sudan.
  • Diblomaasiyiin ku sugan magaalada New York ee Xarunta QM, ayaa sheegaya in Golaha Ammaanka ee Jamciyadda Qurumaha ka dhaxeysa uu bilaabay inuu ka fekero qaraarka si loo ansaxiyo howl galka nabad ilaalinta ee Ururka Midowga Afrika uu ka fulinayo Somalia.