Qeexid
Maalinta u dhaxayso, sabtiga iyo axadda. ld jimce, jimco.
Maalinta u dhaxayso, sabtiga iyo axadda. ld jimce, jimco.
magac / noun
Lab / masculine
f.g3
Labdhedig: -antay, -amatay
Qeexid: Si aad ah wax u jeclaysasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: (-do, m.l) Dad urur siyaasadeed, bulsho, dhaqaale iwm ku midoobey.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: Nafley xoog iyo cayil ka muuqdo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: ld jimlo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: ld jamce.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: Dad badan oo salaad wada tukanaya.
Qeexid Xigta: Wadar.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g1
Labdhedig: -ray, -rtay
Qeexid: Doon si ay socodka u badiso shiraac kor ugu taagid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Qurux.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: Orgi yar oo aan shumbulnimo gaarin.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g2
Labdhedig: -leeyay, -leysay
Qeexid: ld jimlee.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: Wax indhuhu jeclaystaan oo aad u qurxoon.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]