Qeexid

"Dad badan oo salaad wada tukanaya."

Qeexid Xigta

Wadar.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga jamac oo kali ah:
  • Lama oga sababta keentey in Madaxweynaha eedeeyo talaabada ciidan Ahlu sunah Wal jamaca qaadeen iyadoo dowlada Federaalka xulafeysi dagaalanka ururka Al-shabaab kuwada jiraan ururkaan.
  • Eedeymaha kale ee saaka lagu soo oogey Cabdifatax Jamac Mire ayaa la sheegaya iney kamid ahaayeen inuu ka shaqeeyey kicin dad xili magaalada Bosaso Isbitaalkeeda la keeney dhaawacyada ciidmada Puntland.