Qeexid

Daymo dhinac la eego. ld dhalleexid.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga jalleeco oo kali ah:
  • Sooyaalka waddamada adduunka haddaan dib u jalleeco, halgamadii gumaysi-la-dirirku hadba gobol, degmo ama tuulo ayay ka bilaaban jireen, illaa dadkaas la haysto, badankood ay marka dambe isku aragti iyo mawqif ka noqon jireen iska dhicinta gumaysiga.
  • Ilhaan kolka way xanaaqday oo weji urursan iyo horuuf ayey kaga dayaamisay masay illaawin tixgelintii ay siinaysay “walaalow marnaba ha ku hamiyin, hana ku riyoon inan mar qudha ku soo jalleeco”.