Qeexid

/dh ld dhalleex1.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga jalleec oo kali ah:
  • Waxay dib u jalleecday taariikhdii dheerayd ee ay nolosha wadaageen iyo maalmahoodii wacnaa, sanadihii guurkoodu cusbaa.
  • Hadaba waxaa haboon in aad dib u jalleecdid emailadii aad dirtay ilaa 1998 iyo kuwa aad heshay, gaar ahaan kuwo leh waxa loogu yeedho "Forward" taas oo noqonkarta email kuxidhiidhsan qalab meelfog yaal.