Qeexid

"(-do, m.l) Nooc ka mid ah bumbooyinka waaweyn ee diyaaraduhu tuuraan."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag: