Qeexid

"ld jalasii."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga jalee oo kali ah:
  • Bal hadana aan jaleeco mowqifyadii uu ugu soo bandhigay umada Soomaaliyeed ee magaalada Minneapolis.
  • Beerka inta ay gacanta saartay bay tidhi "goorma? oo miyaan wajigaaga ka garto, waan yaabay intaas nagamaad maqnaateene" inta ay Fahmi xagiisa jaleecday ayay tidhi "oo waar maxaad iigu sheegi weyday".