Qeexid

"In yar oo biyo ama caano ah oo weel guntiis ku haray."

Qeexid Kale

Dheg u j. sii: hadal raacid.

Qeexid Xigta

Koor yar oo laba carrab leh oo geela lagu xiro.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga jalaq oo kali ah:
  • Wuxuu gabayo baraarujin ah oo is daba joog ah kasoo tiri jiray halkaa iyadoo shacabka somaliyeedna dhag jalaq usiin diiday hanjabaadihii xukumada ee ahaa in cidii lugu arko isagoo dhageysanaya gabayada Gacameey eey mudan doonto ciqaab adag.
  • "Hanjabaduhu waa kuwo ka imaanaya koox yar oo aysan dhiibayn silica haysta shacabka Soomaaliyeed, marka hay'aduhu waa inaysan kuwaas hadaladooda dheg-jalaq u siin" ayuu yiri Axmed C/salaan.