Qeexid

Jir qurux iyo jiljileec isku darsaday.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga jalanqo oo kali ah:
  • Arrimahan iyo kuwo la mid ahi waxa ay ka dhacayeen isla wayadaas degaanada Oromada (sida dagaaladii jalanqo), Tigray (halgankii Wayaane), Cafar, Eretariya, iwm.