Qeexid

"ld jaq 1. Caano yar oo ilmaha yaryar la siiyo."

Qeexid Kale

Dabbidka yar ee la siiyo qof aad u jirran; jeenan.

Qeexid Xigta

J. ah: cunug aan si fiican u korin nafaqo yari darteed.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga jal oo kali ah:
  • Waxaa keliya ee magaalada Buurtinle ka jira MCH iyo Health Post iyo xarun lagu daaweeyo dadka qaba cudurka TB-da, tuulada Jalam oo xarun MCH leh, degmada inteeda kale waxba kama jiraan.
  • Wax yar kamaba soo wareegan jeer durbadiiba uu Abuu Dar ku dhawaaqo towxiidka, Rasuulka (scw) wuxuu u soo jaleecay, soona qaabilay xaggii Abuu Dar, isagoo ugu yeeraya inuu soo islaamo, wuxuu ku dul aqriyay qur'aanka.