Qeexid
Nooc ka mid ah xaskusha.
Nooc ka mid ah xaskusha.
magac / noun
Dheddig / feminine
m.dh
Qeexid: Biyo kulul oo danabka ka dhasha oo nafleyda guba marka ay gaaraan.
Qeexid Xigta: Ceeb aad u weyn.
Qeexid Kale: Cudur ariga ku dhaca xilliyada roobka oo jirku yeesho finan iyo dildillaac.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: Dildillaac yaryar oo maqaarka kore ee dadku yeesho qabow iwm awgood.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg1
Labdhedig: -cay, -cday
Qeexid: Dildilaac yaryar yeelasho qabow iwm awgood (maqaar dad).
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Dad badan oo salaad wada tukanaya.
Qeexid Xigta: Wadar.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: (-do, m.l) Dhar culus, kor laga qaato oo lagu xarragoodo dhaxantana laga qaato; jubbad; koor.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh.sh
Qeexid: .r Erey tilmaama wax la jeexayo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l.fk
Qeexid: Samaynta fal kas iyo ogaal loo sameeyo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
fk (Falkaab) - Falkaab (adverb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Kitaabka Quraanku ku qoranyahay.
Qeexid Xigta: Masaajidyada magaalada kan ugu weyn.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: Tiro aan xad lahayn.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]