Qeexid

"Xanuun murqaha ku dhaca."

Qeexid Kale

Wax burburay gobol ka mid ah. 4. Dildillaac ku dhaca oogada siiba bishimaha iyo cagaha oo qabowga badani keeno. 5. Lacagta inteeda aan xaashida ahayn. 6. Dahab aan saafi ahayn.

Qeexid Xigta

Dhacaan cayayaanka qaarkood ka yimaada oo markuu jirka gaaro lagu xajiimoodo.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga jajab oo kali ah:
  • Afar qofood oo mid ahaa gudoomiye waaxeed degamada Xamarjajab ka tirsan oo Saaka iyo xalay siyaabo kala duwan loogu dilay Magaalada Muqdisho.
  • Nin hubeysan ayaa gurigiisa oo ku yaala degmada Xamar-jajab ku toogtay Buunaa oo ahaa 100-jir ahaa, waxaana dhowr xabadood looga dhuftay madaxa iyo laabta, isagoo u dhintay rasaastaas.