Qeexid

"Aqoon la'aan."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga jahli oo kali ah:
  • Halbawlahaan ku goynayaa, waayo waad iga cadhaysiisay waa caqli jahli ah, garowsiiyana ma leh.
  • Run ahaantiina, dadkii maqlay dhacdadaas badankoodu waxay u arkeen fal bahalnimo, wadaaddadii fuliyeyna waxay ku tuhmeen jahli iyo damiir la'aan isbiirsaday.