Qeexid

"Qof jaho aadsiin. ld jihee."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga jahee oo kali ah:
  • Itoobiya iyo Ereteriya, go’aankan Maxkamadda ka hor, waxay isku waajaheen dagaal qadhaadh oo May 6, 1998, ka bilowday Xuduudda, kaas oo ay ku naf waayeen dad tiradoodu gaadhaysay 80,000-qof.
  • Sidoo kale Sheekh Mukhtaar wuxuu fariintiisa maqalka ah kaga hadlay abaaraha dalka ka jira, isagoo ugu baaqay walaayaadka ka taliya gobollada ay Xarrakadu maamusho inay howshooda oo dhan ku jaheeyaan sidii ay dadka u kaalmeyn lahaayeen.