Qeexid

"ld jaahwareersan."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga jahawareersan oo kali ah:
  • Qeyb kaxun oo ka murugaysan waxa dhacay iyo waliba dhakhsaha ay ku dhaceen, qeyb ku faraxsan oo muujinaysa ama intooda badan aysan muujin karin farxadaas iyo qayb iska jahawareersan oo marba qolodii u timaada iskaga sacab tumaysa!
  • Ciidamada Ethiopia ee ku sugan gobolada Hiiraan iyo Sh/dhexe ayaa waxaa sida la sheegay ku jahawareersan weerarada soo noqnoqday ee ay wadaan xoogaga ka soo horjeeda iyagoo sheegay in aysan jirin meel toos ah oo ay ku bartimaameystan kooxahan.