Qeexid

ld jaah-wareeri.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga jahawareeri oo kali ah:
  • Ciidamada Ethopia Awood ayay uga bexeen Gobalka Hiiraan waxaana ka xumahay sheekh shariif in uu dadka jahawareeriyo oo uu been u sheego" Indhacade"Sheekh Shariif Beentii uu hore u sheegi jiray kama yeeleynowaxaana leenahay Cudur haka bixiyo hadalkaas"..
  • Aweys ayaa ku tilmaamay wadahadalada ay ku baaqday xukuumada Somalia kuwo lagu doonayo in shacabka lagu jahawareeriyo, isagoo xusay in wadahadaladu ka mid yihiin siyaadaha shisheeyaha laguna doonayo in looga hortago jihaadka.