Qeexid

Magacyada naaraha mid ka mid ah.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga jahannamo oo kali ah:
  • Wuxuu ku yidhi, gabadhaydiiyey, waxaad ku tiraahdaa: aabahay wuxuu iiga cabsanayaa kulaylka naarta Jahannamo.
  • Wuxuu ku yidhi, gabadhaydiiyey, waxaad ku tiraahdaa: aabahay wuxuu iiga cabsanayaa kulaylka naarta Jahannamo.