Qeexid

"ld jahasho."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga jahad oo kali ah:
  • . Jahada Qiblada (Qibla Direction) oo uu kuu tilmaamayo halka qibladu kaa xigto.
  • Waxa jira cidhiidhi waddooyin oo ay sabab u tahay dadka deggan wajahadda ay maraan jidadka oo ka dhista dhismayaal sharci-darro ah, kuwaasoo sababa in waddooyinku cidhiidhi noqdaan oo ay dhacan waqtiyada qaar shilal gaysta dhimasho iyo dhaawac.