Qeexid
Xoolo ama qof madax adag oo hoggaamintiisu ay dhib badan tahay.
Xoolo ama qof madax adag oo hoggaamintiisu ay dhib badan tahay.
magac / noun
Lab / masculine
m.dh
Qeexid: Jaguug ahaansho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g1
Labdhedig: -gay, -gtay
Qeexid: Cid, ceel, god iwmduugid.
Qeexid Xigta: Isku a.: dad yoobsan ahaansho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: ld aguugid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g1
Labdhedig: -gay, -gtay
Qeexid: Ceel, god iwm aasid.
Qeexid Xigta: Wax baabbi'in.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: Huummaag (qof meel fog jooga).
Qeexid Xigta: M. ah: xoolo xul ah.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: Meel bannaan oo aan weli degaan laga dhigin.
Qeexid Xigta: Heer darajo oo shaqo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: Weel sida badan bir ama caag ka samaysan oo qashinka lagu qaado.
Qeexid Xigta: Qalabka guriga la dhigo ama laga sameeyo oo baalid ah.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]