Qeexid

"Meel bannaan oo aan weli degaan laga dhigin."

Qeexid Xigta

Heer darajo oo shaqo.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga jago oo kali ah:
  • Waxaa la soo qaadqaaday jagooyin dhawaan la magacaabay oo maalmahaas idaacadaha laga sheegayey.
  • Xilka iyo jagooyinku waa culays qofkii waxgarad ahi ka cararo, waa wax inta gardarro lagu haysto macaan laakiin markii la iska qaado gadaal ka kharaaraada.