Qeexid
eeg jafjaf2.
eeg jafjaf2.
magac / noun
Fal / verb
Dheddig / feminine
m.f.dh
Qeexid: eeg jaf3.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: Dhul dulla ah oo dhaguxu ku badan yahay, leh dhir badan oo geed-gaab ah mariddeeduna adagtahay.
Qeexid Xigta: Qolof, jilif iwm oo geedo laga soo guray.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g1
Labdhedig: -fay, -ftay
Qeexid: Qolof, jilif iwm geed ka ridid.
Qeexid Xigta: Gogol iwm boor ka duulin.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid: eeg jaynaf2.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.f.dh
Qeexid: eeg jallaaf. ld jallaafayn, jillaafayn, jillaafid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh.sh
Qeexid: J. dheh: daf dheh; la bood; fag dheh.
Qeexid Xigta: J. ka sii: ka daf, ka dhifo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: Garaac; tumid.
Qeexid Xigta: Qolofta geedaha laga jafto (inta la gargaraaco).
Qeexid Kale: Orod u eg wax la ganay; kuddo; fag.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g1
Labdhedig: -fay, -ftay
Qeexid: Gogol iwm boor ka duulin.
Qeexid Xigta: Geed si qolofta looga goosto garaacid.
Qeexid Kale: Geed garaacid ama ruxid si mirihiisi ay u soo daataan.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg3
Labdhedig: -ftay, -fatay
Qeexid: Qolof, jilif iwm geed ka goosasho.
Qeexid Xigta: Gogol boor ka duulin.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]