Qeexid
Wax si xoog leh uga dhifasho; uga dafid.
[-iyay, -isay]
f.g2Wax si xoog leh uga dhifasho; uga dafid.
Fal / verb
m.f.dh
Qeexid: eeg jafaali. ld jafaalis.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: ld jafaalin.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: Dubka kore ee dhirta qaarkeed, laga jafo.
Qeexid Xigta: Nin lixaad weyn; tiirri.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: (-nno, m.dh) Qalab bir ah ama wax kale, oo geedaha xijiga oo irmaan lagu sarsaro.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g2
Labdhedig: -iyay, -isay
Qeexid: Ilmo caano u diidid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l.kh
Qeexid: (-llo, m.dh) J. ah: wax aan qaab wannaagsan lahayn; foolxun.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
kh (Khabar) - Khabar (predicate) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Iniinaha bunka, kolka ay dhanyihiin oo beerkii ku gudajiro.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg2
Labdhedig: -iyay, -isay
Qeexid: Faal dhigid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg4
Labdhedig: -fnaa, -fnayd
Qeexid: La jafay.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Shayddaan; indhaxamil.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: Garaac; tumid.
Qeexid Xigta: Qolofta geedaha laga jafto (inta la gargaraaco).
Qeexid Kale: Orod u eg wax la ganay; kuddo; fag.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.f.dh
Qeexid: eeg jafo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g1
Labdhedig: -fay, -ftay
Qeexid: Gogol iwm boor ka duulin.
Qeexid Xigta: Geed si qolofta looga goosto garaacid.
Qeexid Kale: Geed garaacid ama ruxid si mirihiisi ay u soo daataan.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh.sh
Qeexid: J. dheh: daf dheh; la bood; fag dheh.
Qeexid Xigta: J. ka sii: ka daf, ka dhifo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g2
Labdhedig: -iyay, -isay
Qeexid: Wax janjal u yeelid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid: eeg qafaal2.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.f.dh
Qeexid: eeg jalaal2.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g2
Labdhedig: -iyay, -isay
Qeexid: Wax meel fog ka eegid.
Qeexid Xigta: Dibi sac wadaalin.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg3
Labdhedig: -ftay, -fatay
Qeexid: Qolof, jilif iwm geed ka goosasho.
Qeexid Xigta: Gogol boor ka duulin.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Saaxiib dhab ah; rafiiq; waday.
Qeexid Xigta: Koox tartan ciyaareed ku wada jira qof ka mid ah.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]