Qeexid

"Garaac; tumid."

Qeexid Kale

Orod u eg wax la ganay; kuddo; fag.

Qeexid Xigta

Qolofta geedaha laga jafto (inta la gargaraaco).

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga jaf oo kali ah:
  • Gabdho badan oo Soomaali ah oo hibo iyo hoodo u leh maansada ayaa Caashaluul iyo iftiimintaas u baxday ka qaadan doona tilmaan wacan oo iyaguna hal-abuurkooda boodhka ka jafi doona markay ogaadaan in khasnado aanay ka warqabini ku duugan yihiin.
  • Waxaa la wada qiyaastay in kolleyba farriin degdeg ahi ay ku timi oo ay dad madax ah la kulmi doonaan maanta mar haddii uu Coomir xilligaas ka soo jafjafay hurdadii iyadoo ay maalin fasaxa tahay.