Qeexid

Ku j.: wax la samaynayo ku raali ahaansho. Tus. “Cali xilkaas in uu qabto kuma jacsana.”

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga jacsan oo kali ah:
  • Saldhiga booliiska iyo xarunta maamulka Gobolka ayaa waxaa ku sugan ciidamo taabacsan Al-shabaab, iyadoo ganacsiga magaalada oo dhan uu xiran yahay, waxaana dadku ay la fajacsan yihiin isbadalka dhacay.
  • Wixii aan markhaati lahayni raajacsan.