Qeexid

Suugaan, gabay iwm oo ula kac loo deelqaafiyey.

Qeexid Xigta

Waxyaallo aan isku nooc ahayn oo laysku daray.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga jacbur oo kali ah:
  • Waxaa kale uu wiilkaan uga duwan yahay dhallinyarada kale isagoo aan si fiican ugu hadli karin Af-Somaliga, oo af-Somaligiisu wuxu isugu jira jacbur af-Amxaari ama Af-Sawaaxili.
  • Maansooyinka kale marbaa curiyuhu maanso jacbur ah u badheedhaa, sida gabay jacburkii ahaa mid taariikh dhow oo maad ahaan muddo gaaban saddex halabuur ku caan baxeen iyo ciddi kale oo ku dayatay.