Qeexid

"Rabitaan weyn oo wax gaar ah loo hayo."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga jacayl oo kali ah:
  • Jacaylkii Qiimihiisa Qurba Joogu Dhantaalay (2) Sheeko Taxane Ah - Waxa Qoray Mukhtaar Maxamed Shiil Tahay gabadh walaashay oo kale ah Inta uu xanaaqay ayuu yidhi 'waxan u malaynayaa inanta aad calman doontaa inaanay weli dhalan".
  • Canab Indho-jacayl hadda socodkeeda ay dibedda ugaga baxdo gurigoodu ma badna sidii ay habeenkii u kala cadhoodeen Cali Suudaani.