Qeexid

"Biyo kulul oo danabka ka dhasha oo nafleyda guba marka ay gaaraan."

Qeexid Kale

Cudur ariga ku dhaca xilliyada roobka oo jirku yeesho finan iyo dildillaac.

Qeexid Xigta

Ceeb aad u weyn.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga jac oo kali ah:
  • Jack Straw ayaa sheegay shalay in xayiraada M/weyne Mugabi iyo xulafadiisa kale ay tahay mid hirgashay oo guul keentay.
  • Degmada waxaa hoos yimaada tuulooyin fara badan oo kala ah: Dac, wabxo, Derri 'Towfiiq, Jacar, Bargaan, Garablo, Ceelgaras iyo Xamur.