Qeexid

Cudur ku dhaca xubnaha dhalmada iyo kaadida: waxaa ka yimaada malax iyo carun, waana lays qaadsiiyaa. ld jabti.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga jabto oo kali ah:
  • Hooyadan oo da’deedu kor u dhaaftay siddeetan waxaa soo gaadhay dhaawac ah inay lugihii ka jabto.
  • . Waxaa muuqata in khilaaf adag uu kala soo dhexgalay mucaaradka taasoo keeni karta in cududoodii kala sii jabjabto.