Qeexid

"ld jabsasho."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga jabsad oo kali ah:
  • Ganacsade Cali M. Xasan oo dacwadan soo gudbiyay ayaa ka sheegay Maxkamada in eedeysanaha gacanta laga jaray uu jabsaday dukaankiisa, kalana baxay lacag fara badan, uuna ku qanco sharciga Islaamka.
  • Hargeysa Oo Qabtay Laba Nin Oo Bakhaar Jabsaday.