Qeexid

"ld jebin."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga jabin oo kali ah:
  • Isku dir iyo isku jabin soomalida reer Jabuuti dhexdooda ah ayuuna Isticmaarku bilaabay, balse yuu adeegsaday, siduuse ku dhacay dagaalka aakhirkii qarxay ee Ciise vs Gadabuursi.
  • Waxa ay wasaarada maaliyadda iyo golaha wakiilada u caado ah jabinta dastuurka:- Qodobka 55-1 (Miisaaniyada): Golaha wakiiladu waxa uu ka doodi karaa, waxna ka bedeli karaa, miisaaniyadda, kuna ansixiyaa go'aan gole.